Home » Aqoonta/ Siyaasada » War saxaafadeed oo ay soo saareen xubnaha joogtadda ah ee PDF

War saxaafadeed oo ay soo saareen xubnaha joogtadda ah ee PDF

War saxaafadeed oo ay soo saareen xubnaha joogtadda ah ee PDF

 

www.balkeena.com

balkeena.com

Anagoo ku hadlayna Magaca Qurbajoogta reer Puntland guud ahaan , gaar ahaana Puntland (Puntland Diaspora Forum), (PDF) iyo dhamaan ay isla garteen in aay soo saaraan war saxaafadeed ku aadan Nabad gelyadda dhulka Puntland lagana shaqeeyo sidii wax loo Qab san lahaa taasoo aay Maanta shir aan Horey loo shaacinin aay ku yeesheen Xafiiska Gudoomiyaha Denmarka P.D.F. DK

Ayadoo Laisla soo qaaday arimo badan loogana hadalayey dhanka Puntland kadib Markeey arkeen sida aay wax u socdaan isku xir naasha la aanta ka dhex jirta shacabka Puntland kunool Gar ahaan Caasimadda Labaad ee Denmark taasoo aay ka tashadeen sidii bal loo abuuri lahaa shacab isku mid ah Isku Moowqif looga dhigi lahaa laga dhex saari lahaa waxii khilaafaad ah ee dhexdoodda yaala balse Halkaasi aay ka soo saareen 3 Qodobo aad u muhiim ah kuna sab san sidii loo walaalleyn lahaa umadda somaliyeed ee wanaaga jecel laisugu keeni lahaa gaar ahaana kuwa kasoo jeeda deganadda Puntland aanu uga shaqeyn laheyn sidii aayna wax u wadda qab san lahaayeen

1. bulshadda Puntland waa inaaysan iskala saarin waxna isku qabato
2, Waa in laga wada shaqeyaa Danaha Puntland horu markeeda wanaageedda
3, waa in aay wax u qabtaan danaha Dadka tabarta yar ee aan awoodda laheyn ama cid aan ku tiirsaneyn ayadoo laiska kaashan doono sida agoonta,Masaakiinta , iwm.

Ururka PDF waxa ay si hagar la’aan ah kuugu balanqaadayaan in ay si hufnaani ku jirto kuula shaqeeyn doonaan

Gudomiyaha jaliyada p.d.f.danmark
C/salaan Cali Askar

Comments/Fekerkaaga ka dhiibo

comments

Powered by Facebook Comments