Home » Cayaaraha

August Fail Compilation: Break’s Best Fails of the Month Geesinimo doqonimo wadata

August Fail Compilation: Break’s Best Fails of the Month Illa qosol

Sverige-Tyskland 4-4 All goals (Lasse Granqvist, commentary dubbed )

Sverige-Tyskland 4-4 All goals (Lasse Granqvist, commentary dubbed )

Ciyaaraha yurub: Kooxda AC milan oo awood u sheegatay Barcelona

 

Ciyaaraha yurub:  Kooxda AC milan oo awood u sheegatay Barcelona   

Waxaa si habsami ah u socda ciyaaraha koobka qaarada yurub

Spelregler Five a Side För Alhouda Cupen2013 Alhouda Cupen

Spelregler Five a Side För Alhouda Cupen2013 Alhouda Cupen använder Svenska Fotbollförbundets regler för 5-

Eskilstuna: Koobkii kubada cagta ee qaboobaha oo lasoo gabagabeeyey

 

Eskilstuna,Sweden: Degmada Eskilstuna oo aan aad uga fogeyn caasimada Sweden ee Stockholm ayaa waxaa ku nool soomaali gaareysa ilaa  kun iyo shan

Xulka Tanzania Oo Xulka Somalia Afka Ciidda u Daray 0-7 Uga Badiyay.

Radio Balkeena, Kampala(01-12-2012):- Xulka Dalka Tanzania ayaa 0-7 uga badiyay Xulka qaranka Soomaaliya Ciyaar ka tirsanayd Koobka Bariga iyo Bartamaha Qaaradda Africa ee

Xulka Qaranka Soomaaliya Oo Ciyaartoodii Kama Dambaysta ahayd Galabta la yeelanaya Xulka Tanzania.

Radio Balkeena, Kampala(01-12-2012):- Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa Ciyaartoodii ugu Dambaysay Koobka Bariga iyo bartamaha Africa ee ka soconaya Magaalada Kampala ee xarunta Dalka

Xulka Qaranka Soomaaliya Oo 1 Goal Hoosta loo galiyay Ciyaar ay Dheeleen Xulka Suudaan.

Radio balkeena, Kampala(28-11-2012):- Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa galabta ku haray wareegga Kooxaha Bariga iyo Bartamaha Africa ka dib markii ay labo Guuldarro oo

Weligaa ma aragtay gool ka qurux badan (Halkaan ka daawo) Zlatan Ibrahimovic oo cashar lama illaawaan ah caawa u dhigay England

Cayaar caawa dhaxmartay labada xul qaran ee Sweden iyo England ayaa waxa ay ku dhamaatay 4-2.

Cayaarta ayaa ahayd mid aad

Ciyaaraha aduunka: Sweden oo bar-bar dhac la gashay wadanka jarmalka

 

16 okt 2012: Waxaa si wanaagsan u socda is reeb-reebkii ciyaaraha aduunka oo lagu qaban doono dalka Baraasiil. Waxaa caawa magaalada baarliin

Cabdicasiis Warsame oo guul weyn ka soo hoyey ciyaaraha dhalinyarada Sweden

 

Sabti 11 August 2012-ka

Sida dadka soomaaliyeed intooda badani la socdaan waxaa magaalada London ee  dalka Ingiriiska si wanaagsan uga socda ciyaarihii

Kooxda ASUS oo qaaday Koobka Flen Sweden

Bilowgii Ramadaanka ayaa waxaa magaallada Flen ee waddanka Sweden lagu qabtay tartan kubada cagta ah oo ay ka qaybqaateen sideed kooxood, cayaarahaan oo

Maxaa ilmada iga keenay!!!

Waxay ahayd waqti aan u fadhiyey Afur waxaana i horyaalay telefishan markii ay indhahayga qabteen funaanad ay halka hore kaga qoran tahay FARAH

Sweden:Paris Saint-Germain ( PSG) oo iibsatey ciyaartoyga reer Sweden, Zlatan Ibrahimovic

 

Sweden:  17 juli 2012

Kooxda fransiiska ah ee Paris Saint-Germain  ( PSG) ayaa waxaa ay iibsatey ciyaartoyga caanka ah ee reer Sweden,

Cayaaraha kubada cagta ee ka socda Sweden- Sawiro

Waxaa magaallada Stockholm ee waddanka Sweden si habsami leh uga  socda cayaaraha kubada cagta soomaaliyeed  ee sanadkiiba mar la qabto, waxaana ka sooqaybgalay 

Tababare Pep Guardiola oo lagu muransan yahay

Pep Guardiola oo ahaa tababaraha Naadiga Barcelona ayaa kadib markii uu ka tagay Barcelona qaatayna  fasax mudo hal sano  waxaa la´isku haystaa kooxdii