Kulanka oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiinta degmooyinka Waaciye, Ufeyn iyo Carmo ayaa waxaa intii uu socday diiradda lagu saaray isdhex galka bulshada, xoojinta iyo iskaashiga dhinacyada amaanka degmooyinka, xiriir joogto ah oo ay yeeshaan shacabka iyo maamulada sadexda degmo. Gudoomiyaha degmada Carmo oo martigliyay shirkaan Ibraahim Shire Maxamed oo ugu…