Home » 2012 » April » 16

Dalka Sweden oo xooga saaraya kahortaga cudurka HIV

Machadka ka hortaga cudurrada faafa ayaa sheegay in ay muhiim tahay ka hor taga cudurka dilaaga ee HIV (Eedhis)  waxaana muhiim ah in

Dad Maraykanka Laga soo Tarxiilay Oo Muqdisho laga dajiyay.

Muqdisho(Balkeena Radio):- ku dhawaad 10 ruux oo laga soo tarxiilay dalka Maraykanka ayaa maanta laga soo dajiyay garoonka Diyaaradaha aadan Cadde International

Amniga magaalada Muqdisho Sedexdii bilood ee la soo dhaafay maxaa ka qabsoomay.

Muqdisho(Balkeena Radio):- Kulan ay iskugu miyaadeen taliyeyaasha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM iyo Saraakiil Ciidan oo fara badan ayaa maanta

Waxka Baro Qaabdhismeedka Federaaliga ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.

CUTUB 7AAD-QAABDHISMEEDKAFEDERAALKA EE JAMHUURIYADDA

Qodobka 55aad-Qaabdhismeedka Jamhuuriyadda

(1)  Soomaaliya waa Jamhuuriyad Federaali ah, taasoo dadku, si dimoqraaddi ah, ay awood ugu leeyihiin

Shirka Aftida Loogu qaadayo Dastuurka Puntland Oo Maalintii Labaad Galay.

Garoowe(Balkeena Radio):- Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland waxaa maalintii labaad ka socdo shirweynaha ay Ergooyinka Shacabka Matalaya ku Ansixinayaan Dastuurka Cusub

Dowladda Sucuudiga Oo 12 Dal u Oggolaatay in ay Dalkeeda Xoolaha Nool Gayn karaan.

Qaahira(Balkeena Radio):- Dowladda Sucuudiga ayaa soo saartay war sheegaya in 12 wadan oo Soomaaliya safka hore ay uga jirto ay Xoolaha Nool